TradingView
SalahudinSomali
Aug 10, 2020 7:48 PM

GBPUSD SELL SETUP Long

British Pound/U.S. DollarFXCM

Description

GBPUSD: inagoo ka dab qaadanayna qaabka lagu tagay trendline-ka sare maankana ku hayna multible up and down touches-ka, waxaan rajaynayaa ugu yaraan 280+ pips oo sell ah inay nasiin doonto lacagtan. kadib wixii imaadana aan aragno. sidoo kale waa macquul in hallkaas kor looga wado . muhiimaddu wa inaad hesho confirmations kad ku gali lahaydd.
More