Xeerarkaaga iyo strategies_kaagu micno ma yeelanayaan haddii aadan si caqliyeysan ula dhaqmin suuqan. Sabarka badi oo ha degdegin keliya.
SL_ku wuu ku dhowaaday laakiin waan badbaaday TP fiicanna waan ka heynaa Alx..
Wax waliba waxay u dhacayaan sida ay u sameysanyihiin! keliya adiga baro, kuna kalsoonow waxa aad baratay. By Abdulkadir Kaduura.