Abdihalim1

NZDUSD Fursad laga faaidaysan karo Sell NOw !!

Short
FX:NZDUSD   New Zealand Dollar / U.S. Dollar
labadii Isbuuc danbe NZDUSD hor ayuu u socday ayadoo taa oo ka dhalatay saameyntii go'aankii Baanga dhexe ee New Zealand, Maantay dollar si adag ayuu hoos u soo dhacay ka dib markii goaan ka fed ka ee in waxba laga badalin sicirka interest ka.
wixii hadda ka danbeeyo NZDUSD hoos ayuu u soo dhacaa chance fiican ayaa jiro in oo gaaro ilaa 0.64 ama 0.63, dulqaad ayee u baahantahay, Chart waxaa ku qoran entry point iyo SL.

Disclaimer

The information and publications are not meant to be, and do not constitute, financial, investment, trading, or other types of advice or recommendations supplied or endorsed by TradingView. Read more in the Terms of Use.